Banaanbax weyn

Ardayda Jaamacadda #Somaville oo ay horkacayeen qaar ka mid ah Macalimiinta Jaamacadda iyo Hoggaanka Midowga Ururka Ardayda ayaa maanta ka qeybgalay Banaanbax weyn oo shacabka Muqdishu maanta ay ku muujinayeen dareenkooda ku aadan sida aysan marnaba raali uga aheyn is-afgaradka beenta ku dhisan ee dhexmaray Maamulka Soomaaliland Soomaaliya iyo Dowladda Itoobiya kaasoo ku saabsanaa heshiiska Badda.

Banaanbaxa oo ka dhacay dhowr qeyb oo magaaladda Muqdishu ka mid ah ayaa ardayda Jaamacadda iyo maamulka waxaa ay la tageen Boorar ay ku muujinayeen dareenkooda.

Scroll to Top