Seminar Ciwaankiisu ahaa Daryeelka joogtada ah ee dhallaanka (Routine care of newborn)

Seminar Ciwaankiisu ahaa Daryeelka joogtada ah ee dhallaanka (Routine care of newborn) ayaa loo qabtay ardayda jaamacadda somaville gaar ahaan kulliyadda umulisada iyo kulliyadda kalkaaliyayaasha

waxaa seminarka bixinayay Yaxye Maxamed Cabdulqadir oo ka mid ah howlwadeennada isbitaalka digfeer

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top