Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka Ardayda Jaamacadda Somaville

Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka Ardayda Jaamacadda Somaville ayaa maanta la guddoonsiiyay shahaadada Musharaxnimo.

Guddiga qabashada doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka ardayda Jaamacadda Somaville ayaa sheegay in 6 musharax ay u tartameyso guddoomiyaha, halka guddoomiye ku xigeenkana uu u taagan yahay hal Musharax.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top