Munaasabadda ku dhawaaqista xubnaha Xukuumadda Ardayda Jaamacadda #Somaville , ayaa lagu dhawaaqay Waxaana ka qeybgalay ardayda Jaamacadda, Maamulka Jaamacadda iyo Macalimiinta.
Dr Cabdinuur Sheekh Guddoomiyaha Jaamacadda Somaville ayaa ardayda kula dardaarmay in ay la shaqeeyaan Maamulka ardayda, waxaana uu ballanqaaday in maamulka jaamacadda ay garab ku siin doonaan shaqooyinkooda.































