Kulan Dalxiis iyo isbarasho ah oo ay Soo agaasimeen Midowga Ardayda Jaamacadda Somaville-SUSU

Kulan Dalxiis iyo isbarasho ah oo ay Soo agaasimeen Midowga Ardayda Jaamacadda Somaville-SUSU iyo maamulka jaamacadda ayna ka qeyb galeen Maamulka jaamacadda, Macallimiin, Xukuumadda Ardayda, Kaaba-galaasyo iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay Degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.

Soo dhaweynta Bahda jaamacadda Somaville waxaa qeyb ka qaatay qaar kamid ah ardayda Jaamacadda oo deegaankoodu yahay Degmada Balcad iyo Agaasinka Dalxiiska ee Degmada Balcad.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top