Wafdi uu hogaaminaayo guddoomiyaha jaamacadda Dr Abdinur sheekh Axmed

Wafdi uu hogaaminaayo guddoomiyaha jaamacadda Dr Abdinur sheekh Axmed ayaa gaaray degmada guriceelĀ ee gobolka galgaduud, ujeedka safarka ayaa ah inay daah furaan xarunta cusub ee jaamacadda somaville , sidoo kale waxay booqan doonaan degmooyin kale oo ka tirsan gobolka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top