Jaamacadda Somaville iyo dhamaan bahda kulliyadda umulisooyinka waxay maanta u dabaal dageen xuska maalinta umulisada adduunka 5ta may ,
Waxaa soo agaasimay hormuudka kulliyadda waxaana kasoo qaybgalay macallimiin maamul iyo arday intaba