Xafladda Farxadda Qalin Badalashada Kala Qeeyb Galnay Ardada School ka Omar Bin Abdiaziiz primary and secondary school.

Waxaa Sharaf Weeyn Noo Aheeyd In Xafladda Farxadda Qalin Badalashada Kala Qeeyb Galnay Ardada School ka Omar Bin Abdiaziiz primary and secondary school.

School kani Wuxuu Ka Midyahay Kuwa Ugu Faca Weeyn Degmada Guriceel,Waxaana Wax Lagu Farxo Ah In Maanta Soo Saarayo Dugcaddii 15 aad.

Dhammaan Bahda Omar Bin Abdul-Asiz waxaan U Rajeeyneeynaa Guul Insha Allah.

Somaville University Waxeey inkuso Dhaweeyneeysaa Waxbarashada sare Heerkeeda koobaad Ee jaamacadda,Waxeeyna Idiin Heeysaa Fursado Deegaanka Ku Cusub Insha allah.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top