Madax Ka Socotay Jaamacadda Somaville University -Hir-Gal Campus Ayaa Ka Qeeyb Gashay Xafladda Qalin Badalashada Ardada F4 ee dugsiga hoose dhexe iyo sarre macalin Xasan Xalane.
Madaxdii Ku Hadleeeysay Afka Jaamacadda Ayaa Ardada U Sameeysay Dhiiragalin iyo Dardaaran Ku Aadan imtixaanka Dowliga Ah.
jaamacadda Ayaa Ardada U Balan Qaaday Fursado Muhiim U Ah kadib Imtixaanka insha Allaah.














































Madax Ka SocotayJaamacadda Somaville Ayaa Kala Qeeyb Gashay Ardada School ka Macalim Xasan Xale Xafladda Farxadda Qalin Badalashadooda Dugsiga Sare.
Macalim Daahir Xersi Ayaa Oo Qudbad Qiima Badan U Jeediyay Ayaa Ugu Duceeyay In Allaah U Ku Guuleeyo Imtixaanka Harsan Ee Qaran,Sidookale Ku Baraarujiyay In Ay La Yimaadaan Diyaar Garoow Heerkiisu Sareeyo.
Jaamacadda Ayaa Ardada La Wadaagtay Fursadaha Muhiimka U Ah Oo Jaamacaddu Idiyaarisay