Madax Ka Socotay Jaamacadda Somaville Ayaa Kala Qeeyb Gashay Ardada

Madax Ka Socotay Jaamacadda Somaville Ayaa Kala Qeeyb Gashay Ardada School ka Macalim Xasan Xale Xafladda Farxadda Qalin Badalashadooda Dugsiga Sare.

Macalim Daahir Xersi Ayaa Oo Qudbad Qiima Badan U Jeediyay Ayaa Ugu Duceeyay In Allaah U Ku Guuleeyo Imtixaanka Harsan Ee Qaran,Sidookale Ku Baraarujiyay In Ay La Yimaadaan Diyaar Garoow Heerkiisu Sareeyo.

Jaamacadda Ayaa Ardada La Wadaagtay Fursadaha Muhiimka U Ah Oo Jaamacaddu Idiyaarisay

SAWIRADA XAFLADDII QALIN BADALASHADA MACHADKA FACA WEEYN EE AL MA’MUUN.

Masuuliyiin Kascocotay Jaamacadda Somaville University Ka Qeeyb Gashay Xafladda Qalinbadalashada Dufacaddii 16-aad Ee Ardada Schoolka Al Ma’muun

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top