Ardayda Kulliyadda Civil Engineering ee Jaamacadda #Somaville ayaa tababar aqoon kororsi ah ku tagay dhisma cusub ee degmada wadajir laga bilaabay aas aaskiisa
Macallimiinta Kulliyadda ayaa ardayda siinayay casharada ay fasallada ku dhigtaan oo Practical ah.























