Jaamacadda Somaville University -Hir-Gal Campus Ayaa Casuumaad Ka Heshay Maamulka iyo Ardada Waheliye School Oo Qabsanayay Xafladda Sagootinta F4 Dugsiga Sare Kuwaas Oo Dhawaan U Fariisanaya imtixaanka Qaranka.
Dr shaafici Cabdulahi ayaana Uga Qeeyb Galay.
Jaamacadda Ayaa Arada Guul U Rajeeysay Insha Allah,Sidoo kalana U Balan Qaaday In Ay Garabkooda Tahay imtixaanka Kahor iyo Kadibba Insha Allah.













