Madax Kasocotay Jaamacadda Somaville University -Hir-Gal Campus Ayaa kala Qeeyb Gashay Ardada iyo Maamulka School ka Adult Xafaladda Qalin Badalashada Ardada F4 ka Ah .
Jaamacadda ayaa Horay Ugu Qabatay Ardada Deegamada Guriceel,Matabaan Iyk Dusmareeb Tababar La Xariira Habka Guurinta Buugga Imtixaanka Qaranka Oo Dhawaan Loo Fariisanayo.
Sidookale Jaamacadda Ayaa La Wadaagtay Fursada Badan Oo kale In Ay U Heeyso Ardada.
Dr shaafici Abdullahi iyo Masuuliyiin Kale Ayaa Goob Joog Ahaay Xafladda.

















