Wafdi uu hogaaminaayo guddoomiyaha jaamacadda Dr Abdinur sheekh Axmed
Wafdi uu hogaaminaayo guddoomiyaha jaamacadda Dr Abdinur sheekh Axmed ayaa gaaray degmada guriceel ee gobolka galgaduud, ujeedka safarka ayaa ah inay daah furaan xarunta cusub ee jaamacadda somaville , sidoo kale waxay booqan doonaan degmooyin kale oo ka tirsan gobolka.

