Sawirada Xafladdii Doorashada Madaxda Midowga Ardada Guriceel.
Sawirada Xafladdii Doorashada Madaxda Midowga Ardada Jaamacadda Somaville University Guricee.
Sawirada Xafladdii Doorashada Madaxda Midowga Ardada Jaamacadda Somaville University Guricee.
Hambalyo Gudoomiye C/qadar Sh/Cumar Iyo Ku Xigeenkiisa Sacdiyo Maxamuud Waxaan Inka Rajeeynayaa In Aad Waxbadan Kusoo Kordhin Doontiid Ardada Iyo Guudahaan Jaamacadda. Wada Shaqeeyn Wacan Insha Allaah.
Musharrax Gudoomiyaha & Gudoomiye Ku Xigeenka Midowga Ardada Jaamacadda Somaville
Gudoomiyaha Cusub Ee Jaamacadda Somaville Dusmareeb Dr. Ahmed Hassan Ayaa Hadal Dhaxal Gal Ah Ujeediyay Martidii Xafladda Kasoo Qeeyb Galay.
Hambalyo Gudoomiyaha Cusub Ee Jaamacadda Somaville Guriceel Eng. Abdidek Mohamed Farah. Aqoonyahankaan Dhalinyarada Ah waxaan Allah Uga Rajeeyneeynaa in Uu La Garab Galo Masuuliyadda Loo Idmaday Insha Allaah.
Madax Ka Socotay Jaamacadda Somaville Ayaa Kala Qeeyb Gashay Ardada School ka Macalim Xasan Xale Xafladda Farxadda Qalin Badalashadooda Dugsiga Sare. Macalim Daahir Xersi Ayaa Oo Qudbad Qiima Badan U Jeediyay Ayaa Ugu Duceeyay In Allaah U Ku Guuleeyo Imtixaanka Harsan Ee Qaran,Sidookale Ku Baraarujiyay In Ay La Yimaadaan Diyaar Garoow Heerkiisu Sareeyo. Jaamacadda Ayaa …
Madax Ka Socotay Jaamacadda Somaville Ayaa Kala Qeeyb Gashay Ardada Read More »
Ardada Jaamacadda Somaville University -Hir-Gal Campus Ayaa Maanta U Fariisatay Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Ardada Jaamacadda,Waxaana Ku Soobaxay Mudane Axmed C/qani Salaad. Gudoomiyaha Guul Ayaan U Rajeeyneeynaa Insha Allaah.
Dr Axmed Xasan Jaamac ayaa loo magacaabay gudoomiyaha jaamacadda Somaville ee xarunta Dusmoreb. Allaha kuu fududeeyo xilka loguu igmaday mudane.
Madax Ka Socotay Jaamacadda Somaville University -Hir-Gal Campus Ayaa Ka Qeeyb Gashay Xafladda Qalin Badalashada Ardada F4 ee dugsiga hoose dhexe iyo sarre macalin Xasan Xalane. Madaxdii Ku Hadleeeysay Afka Jaamacadda Ayaa Ardada U Sameeysay Dhiiragalin iyo Dardaaran Ku Aadan imtixaanka Dowliga Ah. jaamacadda Ayaa Ardada U Balan Qaaday Fursado Muhiim U Ah kadib Imtixaanka …
Muqaal Q 1aad || furitaanka maamulka Jaamacadda Somaville University Abudwak Campuss ee Seminar ka”Leveraging Artificial Intelligence (AI) for Academic Research and Presentations” Muqaal Qeybta 2aad: Kalmadda Hormuudka kuliyadda #computerscience ee Seminar ka “Leveraging Artificial Intelligence (AI) for Academic Research and Presentations” oo ay soo qaban qaabisay kuliyadda.