JADWALKA DOORASHADA JAAMACADDA SOMAVILLE
JADWALKA DOORASHADA
Ololaha doorashada guddoomiyaha iyo kuxigeenka midowga ardayda jaamacadda somaville oo wali socda
Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka Ardayda Jaamacadda Somaville ayaa maanta la guddoonsiiyay shahaadada Musharaxnimo. Guddiga qabashada doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka ardayda Jaamacadda Somaville ayaa sheegay in 6 musharax ay u tartameyso guddoomiyaha, halka guddoomiye ku xigeenkana uu u taagan yahay hal Musharax.