News Mogadishu Campuses

World Midwife day

Jaamacadda Somaville iyo dhamaan bahda kulliyadda umulisooyinka waxay maanta u dabaal dageen xuska maalinta umulisada adduunka 5ta may , Waxaa soo agaasimay hormuudka kulliyadda waxaana kasoo qaybgalay macallimiin maamul iyo arday intaba

Jaamacadda Somaville ayaa u qabatay ardayda fasalka 12aad (Form 4) Seminaar ku saabsan u diyaargaroowga imtixaanka Qaranka.v

Jaamacadda Somaville ayaa u qabatay ardayda fasalka 12aad (Form 4) Seminaar ku saabsan u diyaargaroowga imtixaanka Qaranka. Seminaarka ayaa ka dhacay hoolka seminaarada ee jaamacadda somaville. Sidoo kale jaamacadda ayaa sanadwalba qabata tartannada ramadaanka ee ka baxa idaacadda kulmiye, si loo kobciyo garaadka ardayga soomaaliyeed Jaamacaddu waxay sii wadi doontaa kobcinta garaadka ardayda soomaaliyeed waana …

Jaamacadda Somaville ayaa u qabatay ardayda fasalka 12aad (Form 4) Seminaar ku saabsan u diyaargaroowga imtixaanka Qaranka.v Read More »

Kulan Dalxiis iyo isbarasho ah oo ay Soo agaasimeen Midowga Ardayda Jaamacadda Somaville-SUSU

Kulan Dalxiis iyo isbarasho ah oo ay Soo agaasimeen Midowga Ardayda Jaamacadda Somaville-SUSU iyo maamulka jaamacadda ayna ka qeyb galeen Maamulka jaamacadda, Macallimiin, Xukuumadda Ardayda, Kaaba-galaasyo iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay Degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe. Soo dhaweynta Bahda jaamacadda Somaville waxaa qeyb ka qaatay qaar kamid ah ardayda Jaamacadda oo deegaankoodu yahay …

Kulan Dalxiis iyo isbarasho ah oo ay Soo agaasimeen Midowga Ardayda Jaamacadda Somaville-SUSU Read More »

Scroll to Top