Author name: Admin

Banaanbax weyn

Ardayda Jaamacadda #Somaville oo ay horkacayeen qaar ka mid ah Macalimiinta Jaamacadda iyo Hoggaanka Midowga Ururka Ardayda ayaa maanta ka qeybgalay Banaanbax weyn oo shacabka Muqdishu maanta ay ku muujinayeen dareenkooda ku aadan sida aysan marnaba raali uga aheyn is-afgaradka beenta ku dhisan ee dhexmaray Maamulka Soomaaliland Soomaaliya iyo Dowladda Itoobiya kaasoo ku saabsanaa heshiiska …

Banaanbax weyn Read More »

Petroleum Engineering

Maamulka Kulliyadda culuumta Batroolka iyo Injineeriyadda “Petroleum Engineering” ayaa soo agaasimay safar waxbarasho oo ku aadan barashada lakabyada dhulka iyo sahminta shidaalka. Ardayda kulliyadda, macallimiin iyo maamulkooda oo wadajira ayaa u ambabaxay deegaanka ku teedsan xeebta Jasiira ee magaalada Muqdisho. Inta lagu guda jiray safarka, macallimiintu waxay ardayda la wadaageen khibradooda ku aadan qaababka kala …

Petroleum Engineering Read More »

Scroll to Top