Dr Liibaan Bidhaan
Dr Liibaan Bidhaan oo ka mid ah ardayda ka qalin jabiyay kulliyadda daawadda iyo Qaliinka ee Jaamacadda #Somaville ayaa ardayda la wadaagay waaya aragnimada hoggaaminta ururka Ardayda,
Dr Liibaan Bidhaan oo ka mid ah ardayda ka qalin jabiyay kulliyadda daawadda iyo Qaliinka ee Jaamacadda #Somaville ayaa ardayda la wadaagay waaya aragnimada hoggaaminta ururka Ardayda,
Nasteexo Yuusuf Guddoomiye ku xigeenka Midowga ardayda Jaamacadda Somaville oo u hambalyeysay Xubnaha cusub ee la magacaabay.
Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xukuumadda Ardayda ayaa ka hadlay qorshayaashooda ayaga oo ka codsaday in lala shaqeeyo.
Daawo : Magac yada iyo xilalka Xukuumadda Ardayda Jaamacadda #Somaville ee lagu dhawaaqay.
Munaasabadda ku dhawaaqista xubnaha Xukuumadda Ardayda Jaamacadda #Somaville , ayaa lagu dhawaaqay Waxaana ka qeybgalay ardayda Jaamacadda, Maamulka Jaamacadda iyo Macalimiinta.Dr Cabdinuur Sheekh Guddoomiyaha Jaamacadda Somaville ayaa ardayda kula dardaarmay in ay la shaqeeyaan Maamulka ardayda, waxaana uu ballanqaaday in maamulka jaamacadda ay garab ku siin doonaan shaqooyinkooda.
Guddoomiyaha Jaamacadda #Somaville Dr Cabdinuur Sheekh ayaa la dardaarmay macalimiinta jaamacadda, waxaa uu uga mahadceliyay dadaalka ay galiyeen ardayda in ay wax baraan.
Dr Abdisamad Sh Yusuf Mohamoud maamulaha guud ee Jaamacadda #Somaville oo la dardaarmay macalimiinta wax ka dhiga jaamacadda.
Kulankaan oo ahaa mid bilowga semester walba la qabto ayaa waxaa uu ka dhacay hallka Cusub ee Jaamacadda, waxaa ka qeybgalay guddoomiyaha Jaamacadda Somaville Dr Abdinuur Sheekh, Maamulaha guud ee Jaamacadda Dr Cabdisamad Sheekh Yuusuf, Deans kuliyadaha kala duwan, Maamulayaasha ah xarumaha jaamacadda iyo Guud ahaan Macalimiinta jaamacadda Somaville ee magaalada Muqdisho. Kulankaan ayaa ujeedkiisa …
Waxaa Meel dhexe maraya Imtixaanka jaamacadda ee dambe (Final Exam) dadaal wacan dhamaan ardayda
Ustaad Sabriye “Marna Raali kama noqon doono in dhulkeena lagu soo xadgudbo, baddeena waan difaacaneynaa “