Routine care of newborn
Seminar Ciwaankiisu ahaa Daryeelka joogtada ah ee dhallaanka (Routine care of newborn)
Seminar Ciwaankiisu ahaa Daryeelka joogtada ah ee dhallaanka (Routine care of newborn)
Seminar Ciwaankiisu ahaa Daryeelka joogtada ah ee dhallaanka (Routine care of newborn) ayaa loo qabtay ardayda jaamacadda somaville gaar ahaan kulliyadda umulisada iyo kulliyadda kalkaaliyayaasha waxaa seminarka bixinayay Yaxye Maxamed Cabdulqadir oo ka mid ah howlwadeennada isbitaalka digfeer
Guul Ayaan U Rajeeyneeynaa Ardada Soomaaliyeed Si Gaar Ah Saxiibada Aan Xafladdooda Joogno. Ee School Ka Cumar Bin Abdul-Asiz Guriceel.
Waxaa Sharaf Weeyn Noo Aheeyd In Xafladda Farxadda Qalin Badalashada Kala Qeeyb Galnay Ardada School ka Omar Bin Abdiaziiz primary and secondary school. School kani Wuxuu Ka Midyahay Kuwa Ugu Faca Weeyn Degmada Guriceel,Waxaana Wax Lagu Farxo Ah In Maanta Soo Saarayo Dugcaddii 15 aad. Dhammaan Bahda Omar Bin Abdul-Asiz waxaan U Rajeeyneeynaa Guul Insha …
Somaville University Waxeey Ku Timid Codsi Bulsho Si Loo buuxiyo Gaabka Waxbarasho Ee Deegaanada Galmudug. Daawo Hadal Jeedinka Dr Shaafici
Madax Kasocotay Jaamacadda Somaville University -Hir-Gal Campus Ayaa kala Qeeyb Gashay Ardada iyo Maamulka School ka Adult Xafaladda Qalin Badalashada Ardada F4 ka Ah . Jaamacadda ayaa Horay Ugu Qabatay Ardada Deegamada Guriceel,Matabaan Iyk Dusmareeb Tababar La Xariira Habka Guurinta Buugga Imtixaanka Qaranka Oo Dhawaan Loo Fariisanayo. Sidookale Jaamacadda Ayaa La Wadaagtay Fursada Badan Oo …
Jaamacadda Somaville University -Hir-Gal Campus Ayaa Casuumaad Ka Heshay Maamulka iyo Ardada Waheliye School Oo Qabsanayay Xafladda Sagootinta F4 Dugsiga Sare Kuwaas Oo Dhawaan U Fariisanaya imtixaanka Qaranka. Dr shaafici Cabdulahi ayaana Uga Qeeyb Galay. Jaamacadda Ayaa Arada Guul U Rajeeysay Insha Allah,Sidoo kalana U Balan Qaaday In Ay Garabkooda Tahay imtixaanka Kahor iyo Kadibba …
Somaville University -Hir-Gal Campus Iyo Booqashadii Madaxdeeda Ee Dugsiga Cumar Binu Cabdicasiis Guriceel…
Xubno Sare-sare oo ka Socday Jaamacadda Somaville University -Hir-Gal Campus iyo Qaybo Kamida Ardayda Jaamacadda Ayaa Gaaray Dugsiga Cumar Binu Cabdicasiis Gaar ahaan Laanta Waabberi oo ay ku Qalin Beddelanayeen Ardayda Fasalka 4aad Ee Dugsiga Sare.
Jaamacadda Somaville Ee Degmada Guriceel Ayaa Tababar u Qabatay Dhamaman Ardayda Sannadkaan ka Baxaya Dugsiyada Sare ee Degmada.